Xildhibaanada Beelaha Daarood ee ku kacsan siyaasadda C/llaahi Yuusuf oo maanta Nairobi shir ku yeeshay
Wasiir ku-xigeenada xukuumadda oo shalay albaabada laga xirtay
Yuusuf Indhacadde “Kenya waxaa isugu tegay dadkii dadka xaabada ka dhigan jiray & dadkii ajnebiga ahaa ee xaaladda basiinka ku sii shubi jiray”
C/llaahi Yuusuf iyo Cali Max’ed Geeddi oo kulamo ka leh si kalsooni uga helaan…
Degmada Xarardheere oo saameyn ba’an ka soo gaartay colaadda gobollada dhexe & Tsunami
Cali Maxamed Geeddi iyo xukuumadiisa oo shir gaar ah uga furmay Nairobi
Max’ed Cabdi Xaashi & Gaagaab oo xilalkii madaxweynaha & ku-xigeenkiisa iska wareejiyey
Mid ka mid ah xildhibaanadii Carta oo sheegay in degmooyin ka tirsan gobolada dhexe ku biirayaan Puntland
Labo ka mid ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo ku howlan joojinta dagaalada lagu le’anayo ee ka socda G/dhexe
Taageerayasaha Wasiirka ka mida xukuumadda cusub oo ugu yaboohay dowladda cusub Villa Somalia
Xildhibaanada Baarlamaanka oo berri cod u qaadaya xukuumadda cusub
Jen. Cadde Muuse oo soo rogay amarkii ugu horeeyay ee wareegto madaxweyne
Laba ka mid ah Majaajileystayaal caan ku ahaa aflaamta Hindiga ah ee loo tarjumo Soomaaliga oo joojiyey howlihii
Isbaheysiga Dooxada Jubba oo maamul cusub u magacaabay magaalada Kismaayo
Wararkii hore ee Harardhere Online
Wasiir ka mida xukuumada cusub oo is casilay
Liiska 89-ka xubnood ee Golaha Wasiirada iyo Beelahooda
Maxkamadaha Islaamiga Muqdisho oo ka hor yimid in ciidamo Afrikaan ah la keeno Soomaaliya
Jen. Cadde Muuse oo loo doortay madaxweynaha Puntland
Wiil uu dhalay Mandella oo AIDS diley
Midowga Afrika oo shaaca ka qaaday in toddobaadyo gudahood ciidammo loogu dirayo Soomaaliya
Maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho oo isu soo bax ALLE bari ah ka dhigaya Muqdisho
Cali Tiro-badane “Qalad baa dhacay, waxaana wadnaa sidii loo sixi lahaa, muddo dhowna waan soo afjaraynaa”
Nin shalay lagu dilay Beer-xaano
Haweenka dagan Huriwaa oo helay fursad waxbarasho oo lacag la’aan ah
Dowladda Shiinaha oo lacag ugu deeqday Soomaalida ku waxyeelowday Tsunami
Xubinimadii baarlamaanka ee madaxweyne C/llaahi Yuusuf ee uu buuxin lahaa Jen. Morgan oo xubin kale loo magacaabay
Digniin laga bixiyay maleeshiyooyin gurmad ah oo ku sii qulqulaya Mudug & Galgaduud
Musharraxiinta Puntland oo CV-gooda & lacag lagu xiray hor geynaya golaha wakiilada
Ra’iisul wasaare Geeddi oo Barlamaanka ogolaansho uga helay xukuumad ka badan 90 xubnood
Beelaha Sacad iyo Saleebaan oo maanta dagaal ku dhex maray duleedka Cadaado
Barre Hiiraale ku hanjabay inuu gacan bir ah ku qaban doono ammaanka magaalada Kismaayo
Wasiirka dowladda Kenya u qaabilsan dib u heshiisiinta Soomaalida oo u digay dowladda Soomaaliya
4 Qofood oo uu ku jiro wiil yar oo laga qafaashay xaafada Arjentiin ee degmada Kaaraan
Xildhibaano ka tirsan Digil/Mirifle oo waanwaan ka dhex billaabay beelo dagaalamay
Magaalooyin kale oo ku soo biiray magaalooyinkii la hadal hayey in dowladu imaaneyso (Xildhibaanno u ololeynaya in dowladdu degto magaalada….)
Dagaal dib uga soo cusboonaadayGobollada Mudug & Galguduud
500 Qof oo si Tabaruc ah indhaha loogu fiiqayo Muqdisho
Xildhibaano ka tirsan Digil iyo Mirifle oo waanwaan ka dhex billaabay beelaha ku dagaalamay Bay & Bakool
Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka & Ra’iisul wasaaraha& la-tashiyadii u dambeeyey
(Wasaarado leysku haysto ciddii loo magacaabi lahaa)
Dagaal afka ah oo haddii uu sii socda horseedi kara gacan ka hadal oo ka dhex dilaacay Idaacadda Horn Afrik iyo maxkamadaha Islaamiga ah Muqdisho
5 Xubnood oo ka soo jeeda beesha Sacad, uuna horkacayo Cali-Xaashi Tira-badane oo Gaalkacyo tegay
Xaaji Cali nuur Cagweyn “Meel qaadi karta oo aan Xamar ahey ma jirto 275-ta xildhibaan”
Madaxweynaha Kenya oo ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay dalkeeda ku laabato
Is-maandhaaf ka dhashay socdaalkii Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha
Baarlamaanka cusub ee Puntland oo fadhigiisii ugu horeeyay isugu yimid Garowe
Beesha Sacad oo lagu eedeeyay inay carqaladeysay waanwaantii colaadda Gobollada dhexe
Wariyihii Idaacadda Horn Afrik oo la sii daayey
Howlgal maleeshiyadda Dooxadda Jubba ka bilaabeen magaalada Kismaayo
Mid ka mid ah wariyeyaasha Idaacadda HornAfrik oo la afduubtay Sida ay caawa baahisay Idaacadda Horn Afrik ee fadhigeedu yahay xaafada Gubta waxaaafduub loo geystay wariye Xasan-kaafi C/raxmaan Qoyste oo sida idaacadu sheegtay laga afduubtay isgoyska H/wadaag, xilli uu ku guda jiray
Iska horimaad dhaawac & dhimasho dhaliyey oo saaka ka dhacay isgoyska H/wadaag Ciidamada midowga maxkamadaha islaamiga ah ee dhowaan la wareegay gacan ku haynta isgoyska H/wadaag ee magaalada Muqdisho & maleeshiyooyin
Zeynab Xaaji Cali (Baxsan) “Ma jecli in aan ka hadlo waayaheygii faneed waxaana la yidhi ha baadh-baadhin beri-samaadkii”
Zeynab Xaaji Cali Siigaale (Baxsan) waxey ka mid aheyd hablihii soo maray hobolada Waaberi kuwoodii ugu caansanaa, sanadihii dagaalada sokeeyena Muqdisho kama bixin,
Soomaalida dibadda oo loogu baaqay inay gargaar u fidiyaan dadka ku waxyeeloobay Daadadka Badweynta India Soomaalida ku nool dibadda ayaa loogu baaqay inay ku deeqaan wixii ay awoodaan si loogu kaalmeeyo dadka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay iyo kuwa ku barakacay mowjadihii
Nabad-doon ka soo jeeda beesha Sacad ee H/gidir oo xalay lagu dilay Mudug Nabadoon u dhashay beesha Sacad ee H/gidir, magaciisana lagu sheegay Xururug Xaashi Magan ayaa xalay lagu dilay tuulo la
Taliyeyaal uu xil ka qaadis lagu sameeyey oo qabsaday xarumihii maamulka Taliyihii ciidanka booliska Col. Nuur Salaad & taliyihii daraawiishta ee maamulkaasi Col. C/llaahi Jaamac oo uu xil ka
Amaan loo jeediyay Hay’add Manhal Dadka reer Muqdisho gaar ahaan haweenka ayaa aad u amaanay hay’adda Al-Manhal Al-Islaami oo ah
Ra’iisal wasaaraha oo dib u billaabay la-tashiyada xildhibaannada beelaha
Madaxweynaha Yeman oo ku baaqay in Muqdisho la geeyo ciidamo
Dowlada Soomaaliya oo baaq qeylo dhaan ah u dirtay caalamka (Ciidamada Mareykanka ee jooga jabuuti oo baaqaasi saameynayo)
Dowladda Jabuuti oo iska fogeysay shirkii dalalka saddex geesoodka & Soomaaaliya ee Khartoum
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka codsaday madaxda Itoobiya, Suudaan…..
Tababar ku saabsan dowlad wanaagga, Dimuqraadiyadda oo…
MUSIIBADA DAADADKA BADWEYNTA INDIA & SOOMAALIYA (Warbixin ku saabsan waxyeelada Sooomaaliya ka soo gaartay)
